Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirkii Waxbarashada iyo Barbaarinta ee ugu danbeeyay Dawladnimadii Soomaaliya oo ku geeryooday Washington DC

Innaalilaahi Wa-inaa ilayhi raajicuun. Cabdilaahi Maxamuud Mire oo xilalkaladuwan kasoo qabtay Dawladii Soomaaliya ugu danbeesay dawladnimadeeda ayaa ku geeryooday Wadankan Mareekanka siiba Maagaalo madaxdiisa Washington DC.

Dhamaan Shaqaalaha Ceegaag ayaa tacsi udiraya Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka geeryooday Marxuum Cabdilaahi Mire, sidoo kale waxaa Tacsi Nasoo gaadhsiiyay Jamaal Xaaji Cali oo ku hadlaya magaca dhamaan reer Xaaji Cali Cilmi iyo Cali Cawl Xuseen iyo reerkiisa waxayna dhamaan ilaahay uga baryayaan inuu janada Fardowso  ka waraabiyo samir iyo iimaana kasiiyo qoyskii iyo qaraabadii Cabdilaahi Mire. AAMMIINN.

Waxaa kale oo Tacsi nasoo gaadhsiiyay Axmed Canshuur oo ku hadlaya magaca dhamaan reer Canshuur iyaga oo Ilaahay uga baryaya inuu Janadii Fardowso ka waraabiyo Marxuum C/laahi Mire qoyskii iyo qaraabadiina samir iyo iimaan kasiiyo AAMMIINN.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag