Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wasiirkii hore Arrimaha dibadda Jamhuuriy-ada dimoqraatiga Soomaaliya Cabdiraxman Jamac Barre oo Goordhoweed geeriyooday

Aalla ha u naxariistee waxaa xalay magaalada San Diego ee gobolka California ee dalkan Mareykanka ku geeriyooday wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdiraxman Jamac Barre. Geerida Cabdiraxman Jamac Barre ayaa waxaa xaqiijiyey wiilka uu adeerka u yahay Diriye Maxamed Siyad Barre oo hadda ku sugan gobolka Virginia. Marxuumka ayaa waayadan danbe xanuunsanayey.

Cadiraxman Jamac Barre ayey da’diisu aheyd 79 sano. Wuxuu xilal kasoo qabtay dowladii kacaanka, isaga oo soo noqday ra’isulwasaare ku xigeen, wasiirka maaliyadda iyo wasiirka arrimaha dibadda. Wuxuu ifka uga tagay 15 caruur ah oo isugu jira wiilal iyo gabdho.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply