Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

WASIIRKA AMNIGA GUDAHA IYO GUDOOMIYAHA GOBALKA BANAADIR OOKA QEYBGALAY BARNAAMIJKA ISDHAXGALKA

 

GuddoomiyahagobolkaBenaadirayaakaqaybgalaymunaasabadkusaabsanisdhexgalka bulshada, kaalinta bulshada ugaaadankaqeybqaadashadahorumarkadegmadooda,iyobaraarujinkusaabsansidiishacabku u bixinlahaayeencanshuurahaiyosideykagaqeybqaadanlahaayeenamnigaiyonadaafada sidoo kale waxey soobandhigeenwaxyaabihii u qabsoomaymaamulkaDagmadakaaraaneeGobalkaBenaadir.
Munaasabadda waxaakaloo kaqeybgalayqeybaha bulshada iyoqaarka mid ah guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolkaBanaadir, iyadoo intii ay munaasabaddu socotaygoobtalagusoobandhigay suugaankahadlaysabixintacanshuurahaiyokaqeybqaadashada isdhexgalka bulshada.
Guddoomiyahadegmada Kaaraan AxmedXasanYalaxoow ayaakudheeraadaykahadliddaBarnaamijka is dhexgalka Degmada iyodeegaankeeda kaasooqeybmuhiimkaahaahowle ay kawadeen Degmada labadiibilee aankasoogudubnaysidoo kale wuxuukahadlaysida bulshada iyo Degmada maamulkeeda u wadashaqeynkaraan loonaxaqiijinkaroAmniga, canshuuraha iyo nadaafada,sidoo kale wuxuucodsi u jeediyayMadaxda dowladda kaa,oo ku aadanaa in dhibane XaashiCumar oo kuxiran muddo 18 sano ah WadankaTalyaaniga gacanlagageysto sidii loo siideynlahaa.
“WaxaajiraDhibane oo heer Kaaraan ah ookuxiranWadankaTalyaaniga oo la yiraahdoXaashi, 18 sano ayuukudhibaateesanyahayXabsigakuyaallaTalyaaniga, waxaanleenahaymadaxdadalkaSoomaaliyeed ineyarintaas wax weynkaqabtaan” ayuuyiriGuddoomiyaha Degmada Kaaraan.
Guddoomiyaha gobalkabanaadir ahna duqoMuqdishoMudaneXasanMaxamadXuseen (Muungaab) ayaa kahadlay arimobadanoo aykamidyihiin amniga, waxbarashada, caafimaadka, nadaafadda, bixintacanshuuraha, dhismaha waddooyinka iyo ciladbixintanalalka cad ceedda kushaqeysa, waxaana uu bogaadiyay maamulka iyo shacabka degmada Kaaraan inay u istaagaankaqeybqadashada Horumarka dalka
“Magaalada Muqdisho waa amni, waxaaka jira nabadgelyo la iskuhaleynkaro, waxaanadaliil cad u, ah caawahabeen barki shansaaciyo bar halkaan in ay xafladkadhaceyso oo bulshadii iyo madaxdii Qaranka ay halkaan u fadhiyaan, ciidamadeena nabadgalyada ee hoowshaasi ilaahey kasokoow doorka ugu muhiimsan kaqaatay, waan u mahadcelineynaa hadii kooxaha argagixisada ee adduunka oo dhan dhibaatada u geysta, ay mar mar is Qarxin ismiidaamin ay kasameeyaangudahacaasimadda, taamicnaheedu ma ahan in magaalada aysan nabad ahayn, magaaladaguud ahaan waanabad”ayuuyiriMuungaab.Sidoo kale wuxuuku kudheeraaday howshii is dhexgalka Degmada ay wadeen kuna dhiirigeliyay ay uga qeyb qaadanlahaayeendegaanka howlaha Degmada sida amniga ,canshuuraha iyo nadaafada.
WasiirkaWasaaradda amniga gudahaSoomaaliya Mudane C/risaaqCumarMaxamad ayaa guddoomiyaha gobalka, kan degmada iyoshacabka haddii aysan iskuduubni sameynlaheynaysansuurta gal ahayn in xiligaansaqdadhexe ah aynuisku imaanno.
“Waxaarabaainaanlabaqodobkahadlo, runtiimidka koowaadgudoomiyaha ayaakahadlaywaamida canshuurta, waxaanaaminsanahay in guddoomiyahagobalka howl muuqata uukaqabtayguudahaan, waana uga mahadcineynaa, sababtoo ah meeshanhaddajoogno iyo waqtigaanjoogno ma dhacdeenhaduu uusan isaga ahaanlahayn” ayuu yiri WasiirkaAmniga
.Qodobkalabaadwaa amniga aynatahay in bulshada Degmada iyosaraakiisha amniga wadashaqeeyaan talaabadna ay Degmada bilowday waa tilaabo muhiim ah mudan kudayasho.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply