Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warsaxafadeed: Xisbiga Tayo Party oo walac ka qaba dhismaha gudiga doorashada ee ay Xukuumadda Somalia Magacowday

Xisbiga Cadaalada iyo sinaanta ee Tayo Party ayaa waxa ay manta walaac ka mujiyeen  gudiyada kala duwan ee Golaha wasiirada ay dhawaan  ku dhawaqeen.

 

Golaha Sare  ee Xisbiga Tayo Party oo  mudo usbuc ah  Shirar aan kala go,lahayn  lahaa ayaa  ugu danbeyn waxaay walaac ka mujiyeen qaabka ay ku yimadeen Xubnaha  gudiyada kala duwan ee dhawaan xukumadda Somalia ay Magacowday.

 

Gudomiyaha Xisbiga  Cadaalada iyo Sinaanta ee Tayo Party  Mudane Maxamed Cabdilahi Maxamed Farmaajo ayaa sheegay in Xisbigoodu ka walacsan yihiin  qabka gudigaasi lo so xulay iyo  sida ay  dhex dhexaad uga noqon karan dooraashada dhici doonta 2016 .

 

Gudomiyaha oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu yiri

“Xukuumadda ayada ayaa so xulatay  dad ay fahmi karto halki lo bahna in Gudiyadaasi ay ku yimadan wada tashi iyo isqancin”

 

Ugu danbeyn Xisbiga Cadaalada iyo Sinaanta ee Tayo Party waxaa uu Xukuumadda Somalia ugu baqay in ay dib u egis ku sameyeen  Gudiyada ay Magacaabeen  la tashina ay la sameyaan dhinacyada ay qosayso.

 

 

                                                                            … DHAMAAD…

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply