Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Warsame Tubeec Yuusuf iyo Hodan Said Omar oo meherkoodu ka dhacay magaalada Jabuuti. Daawo Sawirada

“BAARAKALAAHU LAKA WABAARAKA CALAYKA WAJAMACA BAYNAKUMAA FILKHAYR”

Waxaa shalay oo ay bishu ahayd Dh Hijja 24th, 1433 ee taariikhda Hijriyada kuna beegan November 9th, 2012 tariikhda Milaadiga Meher koodu ka dhacay magaalada Jabuuti ee dalka Jamhuuriyadda Djibouti Warsame Tubeec Yuusuf iyo Hodan said Omar
waxaanu Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan reerkii lagu nasto ee lagu nagaado ubad khayr qabana kala hela oo diintooda, dalkooda iyo dadkoodaba anfaca.
Waxaa hambalyada diraya:

1. Aabbe Tubeec Yuusuf Abdi iyo Hooyo Xaali Muuse Ismaaciil
2. Aabe Said Omar Awaleh iyo Hooyo Farthia Bashir Barkhad
3. Hodan Tubeec Yuusuf iyo odeygeeda Daahir Warsame Rooble
4. Hibo Tubeec Yuusuf iyo odeygeeda C/qaadir Xasan
5. Haboon Tubeec Yuusuf iyo odeygeeda Daahir Cilmi
6. Deeqa Tubeec Yuusuf iyo odeygeeda Liibaan Maxmed X. Cali
7. Zahra Ismail iyo caruurteeda Ilmo Axmed Cadare
8. Mohamed Muuse Ismail (Buuni) iyo xaaskiisa
9. Ilhaan Ahmed Cadare iyo odeygeeda
10. Fardowsa Ahmed Cadare iyo odeygeeda
11. Mukhtaar Ahmed Cadare iyo xaaskiisa
12. Aaden Ahmed Cadare iyo xaaskiisa
13. Xalwo Aw-aadan Magan
14. Axmed Suldaan Seed iyo dhamaan Reer Suldaan Seed
15. Luul Yuusuf Suldaan iyo caruurteeda, Ilmo Maxamed Xaaji Cali
16. C/raxmaan Daahir Dirir iyo Xaaskiisa Saynab Ahmed Suldaan iyo Caruurtooda
17. Dr. Faisal C/llaahi Warfaa iyo Xaaskiisa Drs. Fardowsa Ahmed Suldan iyo Caruurtooda
18. Sahra Ahmed Suldan Seed iyo Caruurteeda ilma Cawil Maxamed Warsame
19. Jamaal Xaaji Cali Cilmi iyo xaaskiisa iyo caruurtooda
21. Cabdi Xaaji Cali Cilmi (Cabdiriigle) iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi
22. Xuseen Fiin iyo Xaaskiisa Yaasmiin Daahir iyo caruurtooda
23. Muuse Maxamed X. Cali iyo Marwadiisa Hoodo Khaliif Canshuur
24. Xaali Xassan Xaaji iyo caruurteeda
25. Maxamed Muxumed Aw-xuseen iyo Marwadiisa Ifraax Muuse Caalin
26. Maxamuud Muxumed Aw-xuseen (Diyaare) Marwadiisa Samsam Yuusuf iyo Caruurtooda
27. Maxmed Cabdi Suldaan iyo dhamaan ilma Cabdi Suldaan
28. Maxamed Axmed Aadan (Qasbaaye) iyo Marwadiisa Sahra Xuseen Muuse iyo Caruurtooda
29. Idiris Axmed Hodde iyo Marwadiisa iyo Caruurtooda
30. Ahmed Muuse Ismaaciil iyo Xaaskiisa Aamina Ibraahim Aadan
31. Rashiid Muuse Ismaaciil iyo marwadiisa Busaad Cali Kaariye
32. Cabdi Muuse Faarax iyo Marwooyinkiisa (Sado & Saynab) iyo Caruurtooda
33. Dr. Aden Warsame Rooble iyo Marwadiisa Cawo Xuseen Xassan
34. Kaltuun Muuse Caalin iyo Odaygeeda
35. Haweeya Muuse Axmed iyo Odaygeeda
36. Muuse Caalin Cawaale iyo Marwadiisa Canab Axmed Hode iyo Caruurtooda
37. Shamis Cawaale Cilmi iyo Ilmo Maxamed Cawaale
38. C/llaahi Ibrahim Aadan iyo Marwadiisa iyo Dhawaan ilma Ibraahim Aadan
39. Cabdillaahi Cali Ismaaciil iyo Hoden Maxamed Abyen iyo dhamaan ilma Cali Ismaaciil
40. Saciido Xassan Xuseen iyo Hooyadood Maryan C/llaahi iyo Dhamaan ilma Xassan Xuseen Mixille

Dhamaan dadkan oo kala jooga Djibouti, Canada, America,Sweden,  Jijiga Ethiopia, Saudi Arabia, Belgium iyo United Kingdom waxay hanbalyo u dirayaan  Warsame Tubeec Yuusuf iyo Hodan Said Omar oo meherkoodu kadhacay magaalada Jabuuti ee Jamhuuryada Jabuuti.
Waxayna leeyihiin Baaraka laahu lakumaa wabaaraka calaykumaa Wajamaca Baynakumaa fiikhayr Aaaaaamiin Aaaaaaaamiin Aaaaaamiin. Noqda kuwii isku waara ee ubad khayr qaba kala hela Alle ha’idinka dhigo.
Sidoo kale Hadaanu nahay Bahda Warbaahinta Ceegaag.com waxaanu leenahay Guurkiina Guurkhayr..Gurigiina Guri Nagi.. Guuloow Kayeell Aaamiiin….Aamiin…Aaamiin..

Daawo Sawiradda

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag