Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Waraysi uu siiyay Goobjoog Musharax MJFS Bashiir Xaaji Cali

Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo uu siiyay Goobjoog Tv musharax madaxwaynaha Soomaaliya Bashiir Xaaji Cali ayuu kaga waramay rajada uu ka qabo in uu ku guulaysto doorashada dalka ee dhacasa sanadkan 2022.

Musharaxa ayaa ka waramay sida uu u mideenkaro dalka, u dhamaystirikaro dastuurka iyo dib u heshiinta guud ee dalka siiba sidii dawladu ula heshiin lahayd xoogaga muqaawimada.

Fadaraaleenta dalka iyo waxa uga qorsheesan deegaanada SS iyo Bariga Togdheer, isaga oo sheegay dadyowga degan deegaanadan inayna qaadin ardaayada Somaliland iyo Puntland.

Daawo

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply