Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War Saxafadeed ka soo baxay xafiiska Xil. Congress Ilahaan Cumar oo ka hadlaya dayn cafinta dalkeena

Waxaan ku faraxsanahay inaan awood u helnay xasilinta deynta Soomaaliya maanta. Waxaan ku dadaalaayaa in Somalia?? Daynta laga cafiyo.

Soomaaliya ayaa weli lagu leeyahay lacag badan oo deyn ah

taas oo dhaqaalaheeda iyo soo kobcideeda dib u dhac u ah,

isla markaana malaayiin Soomaali ah ku beertay faqri. Tani waxay saameyn ku yeelandoontaa dadka Soomaalida ah ee ku nool Soomaaliya, iyo kumanaanka kun ee Soomaalida Mareykan ah ee ku nool degmadeyda.

Rep. Ilhan Omar




The United state of America is the biggest creditor, of Somalia’s debt. That is why it is huge news because out of Somalia’s total debt of $4.8B, the “Paris Club” accounts for 54% of it ($2.6B), with the US being their biggest creditor with $1B

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply