Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

War Deg Deg ah:Madaxweyne Axmed Madoobe oo Jubaland Dib ugu soolaabtay.

Madaxwayanaha maamul goboleedka juba land Sheekh Axmed Max’ed Islaam Axmed Masowbe ayaa goor dhowato soo gaary magaalda kismaayo .

Madaxwaynahu waxaa ka soo kici timi magaalda Nairobi ee caasimada dalka Kenya oo uu muda ku maqnaa. Waxaa kusoo dhoweyey  madaxweynaha airport-ka magada masuuliyiin katirsan maamulka, waxaana durbadiiba loo galbiyey madaxtooyada.

Madaxweynaha ayaa dibada ugu maqnaa wada hadalo usocday bulshad caalanka iyo dowlladda feralka ah ee soomaalia oo haray uga maransanayd dhismaha maamulka jubaland ka hanaqaaday.madaxweynuhu oo aan weli saxaafada laahadlin  ayaan la ogayn waxa ugasoo qabsoomay safarkiisan uu mudada ku maqnaa.

Kismayo-Somalia

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag