Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wahaaj Bile Faarax Gucuri oo ku baasay buundada ugu saraysa 42.7 GPA sanadka fasalka 12aad wadanka Maraykanka.

Iyada oo ay soo gabogaboobeen waxbarashadii sanad dugsiyeedka 2021 ilaa 2022 ayaa waxaa si’aada loo hadal hayaa dhalintii ka qalin jabisay dugsiyada sare iyo jaamacadaha ay aadayaan.

Hadaba waxaa shalay oo bishu ahay 11-06-2022 xaflad agaasinkeedu sareeyo loo qabtay Wahaaj Bule Faarax Gucuri oo noqday arday keenay buundadii ugu saraysay ee abid uu ku baaso arday Soomaaliya wadanka Maraykanka iyo waliba buundada ugu saraysa ee lagu qalin jabiyay sanadka guud ahaan wadanka Maraykanka oo idil.

Wahaaj oo looga fadhiyay ugu badnaan inuu ku baaso 4.0 ama 40 Gpa ayaa keenay 42.7 GPA.

Naladaawo xafladii Jaaliyadu ugu dabaal degtay guushaa uu soo hooyay Wahaaj oo lafilayo Ilaahay idinkii inuu Madaxwayne ka noqdo dalka maraykanka.

ceegaa.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply