Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafdi Uu Horkacayo Madaxweynha Jubba Axmed Madobw oo Gaaray Jigjiga

Wafdi Uu Hogaaminayo madaxwaynaha juba-land Axmed maxamed islaam Madoobe ayaa si heer sare ah loogu soo dhaweyay magaalada Jigjiga Ee DDS Itoobiya

Xubnaha madaxwaynaha safarka ku wehelinaya ayaa waxaa kamid ah Wasiirka Adeega Bulshada Macalin maxamed Ibraahim iyo shaafi raabi kaahin Oo Kamid ah Masuuliyinta Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha Ee juba-land

Ujeedada safarka madaxwaynaha ayaa waxaa warsaxafaded xarunta madaxtooyada kasoo baxay Lagu micneyay ka Qayb galka Xuska Maalinta Qowmiyadaha iyo Shucuubta itoobiya oo sanadkan Jigjiga lagu Qabanayo.

Waa markii koobaad ee xuskan lagu qabto xarunta Dawlada Deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Jigjig

Ceegaag Online

Kismayo-Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag