Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafdi uu Hogaminayo madaxweynaha maamulka KMG Jubba oo manta dib ugu soo laabtay magalada Kismaayo (Cod iyo Sawiro)

Waxaa maanta magalada kismaayo dib ugu soo labatay wafdi uu hogaminayo madaxeynaha maamulka KMG ee Jubba Sheekh Axmed Max’ed Islaam Axmed Madowbe iyo Madaxweyne ku xigeenka Maamulka C/laahi Sheekh Ismaacii Farataag.

Wafdigan ayaa ku maqnaa magalad Muqdisho ee casimada dalka Soomaaliya ayagoo kulamo la qaatay madaxa Dowlada iyo Qeebaha kala duwan ee bulshaweynta ka soo jeeday Jubbooyinka iyo Gado.

HALKAN KA DHAGEYSO

Markii ay soo caga dhigatay diyaradii siday wafdiga , waxaa qeebta nasashada Airapootka kula hadlay saxafada Madaxweyne ku xigeenka Jubba Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Farataag asagoo sheegay in ay goordhow bilaabi doonaan fidinta Gogol Nabadeed.

Sikastaba ha ahaatee, madaxda maamulka ayaa ugu baaqay dhamaan bulshaweynta ku dhaqan Gobalada Jubooyinka iyo Gado in loo furayo Gogol nabadeed taasi oo laga wada hadlay nabada iyo hormarkaSadexdan Gobal.

DAAWO SAWIRO:

Ceegaag Online-Kismayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag