Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jubba Axmed Max’ed Islaam oo U duulay Magaala Madaxda Dalka Soomaaliya ee Muqdisho (COD & SAWIRO)

Waxaa manta magalada kismaayo ka anbabaxay wafdi uu hogaaminayo Madaxweynha Maamul Gobaleedka Jubba Axmed Max’ed Islaam Axmed Madowbe.

Mar uu lahadlay Saxafada Cabdi Naasir Seeraar Maax oo ah afhayeenka maamulka Jubba oo sheegay ujeeda safarkan in uu yahay in ladhamaysitiro heshiiskii Adis Abbaba.

Wafdigan oo tiradiisu lagu qiyaasayo ilaa iyo 40 Qof ayaa ayaa sacadaha soo soda ku aadan magalada Muqdisho , waxaa kamid ahaa dadkii raacay madaxweyne ku xigeenka jubba Cabdulaahi Sheekh Ismaaciil Farataag, Coll Darwiish, Yaasiin Radal, Awlibaax iyo  Cabdi Naasir Seeraar.

HALKAN KA DHAGEYSO

Wafidigan ayaa lagu wadaa in ay joogaa mudo labo cisha ah ayagoo kulamo laqadan doonaa  Madaxda dowlada dhexe ee Soomaaliya, kulamadan ayaa qeebka ah wadahadaladii u socday Dowlada dhexe iyo maamulak Jubba.

Ceegaag Online-Kismayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag