Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Wafdi ka socda IGAD oo Kismaayo soo garay iyo dhameystirka Maamulka Jubbaland oo la filayo in maanta go’aan laga gaaro…..

Magaalada Kismaayo waxaa goordhow yimid wafddi ka socda Urur Gobolleedka IGADiyo masuuliyiin ka tirsanaa maamulaka Jubblnad, ayadoo markii ay xubnaha wafddigaan ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha Kismaayo ay kulamo kula qaateen Masuulyiinta Maamulka Jubbaland.
Wafddigaan IGAAD ka socda lama sheegin cidda hogaamineysay, ayadoo wariyaasha loo diidaay inay wax badan ka ogaadaan arrimaha Wafddigaan iyo shirarkii garoonka ka dhacay.
Akhristayaal sida aad la socotaan maanta waxaa ku eg xiligii loo qabtay in Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe uu ku soo dhameystiro qeybaha ka maqan Maamulka Jubbaland, waxaana soo baxaya in xubnahaan IGAD ee maanta Kismaayo yimid ay u imaadeen sidii go’aan buuxa looga gaari la ahaa dhameystirka arrimaha Maamulka Jubbaland.
Ceegaag Online kala soco wixii ku soo kordha arrimaha Jubbaland.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag