Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

URURKA HORUMARINTA DHALINYARADA EE HORYAAL OO LAGAGA DHAWAAQAY KISMAAYO

                                                                                                     HORYAAL YOUTH                                                          URURKA HORUMARINTA   DEVELOPMENT ASSOCIATION                              DHALINYARADA EE HORYAAL                                                                                                                         Kismayo-somalia                                                                   kismaayo-soomaaliya   ——————————————————————————————————————-                                                                                         Hadafka Ururka     Horudhac (Introduction)   Ururka horumarinta dhalinyarada ee Horyaal waa urur loo dhisay in uu wax ka qabto dhamaan dhibaatooyinka dhalinyarada haysato oo kala ah Aqoon la’an iyo xirfad la’aan dhalinyaradaas oo ku nool Gobalada Jubbooyinka..   Ururka Horyaal waa urur haba yaratee aan faa’ido doon ahayeen (Non-profit organization)   Waxaa ururka ladhisay taariikhda markay ku beegneed maalin jimca ah 14/06/2013.   Waxaa uu ka haqabtiri doonaa dhalinta ku dhaqan Jubboyinka in uu sare u qaado barashada aqoonta (maadiyan & diiniyan) iyo in uu usameeyo xirfad shaqo.   Aragtida uruka (vision)   In ay noqdaan dhalinyaradeena kuwo ka hormarsan dadyowga kale ee ku dhaqan Goballada Jubbooyinka ama lajaanqaada Goblada kale.   Yoolka Ururka (mission)   Hormarinta Deegaanka iyo isku xirka dhalinyarada  markastana utaagan in aay sare uqaadaan Bulshada ku dhaqan Goballada Jubbooyinka.   Ujeedooyinka uruka (Objectives)   ü  In laga shaqeeyo is ku xirka iyo midnimada dhaliyarada. ü  In sare loo qaado aqoonta iyo xirfada dhalinyarada Goballada jubbooyinka. ü  In la dhiso dhalinyaro hogaanka u qaban karta jiilka cusub iyo kuwa mustaqbalka. ü  In la muujiyo doorka ay dhalinta ku leeyihiin bulshada. ü  In laga shaqeeyo midnimada dhalinyarada Dalka gudihiisa iyo dibada. ü  In la tababaro dhalinyaro ku wanaagsan  Diinta, waxbarashada caafimaadka iyo xirfadaha lagu shaqaysto..     Xeeladaha ururku (strategies)  

  • isku xirka iyo mideenta dhaliyarada ku dhaqan Goballada jubbooyinka
  • wacyi galinta bulshada
  • Abuurida ila dhaqaale
  • Ka shaqeeynta nabada deegaanka

Mabaadida (core value)  

  • Ilaalinta Diinta Islaamka
  • Midnimimada umada soomaaliyeed
  • Cadaalada
  • Wada tashi
  • Wada shaqeyn
  • Aragti fog
  • Wada xisaabtan

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag