Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ugaaskii Guud ee Jubaland Ugaas Maxamed Ugaas Xuseen Ugaas Baqow oo hada ku geeryooday Kismaayo

Inaalilaahi wa’anaa ilayhi Raajicuun

Waxaa goordhawayd geeryooday Ugaaskii Guud ee Jubaland Ugaas Maxamed ‘Baqow’. waxaan tacsi udiranaa dhamaan qoyskii iyo qaraabadiisii siiba wiilashiisa Aadan, Xasan iyo reer intooda kale. Waxaan Ugaaskana ilaahay u waydiinanaa Danbi dhaaf iyo inuu ugu abaal gudo shaqadii uu u hayay shacabka waamood 75 tii sano ee tagat kitaabkiisana gacanta midig kasiiyo.

Ugaaska ayaa isla galabtaba lagu ag aasay Aabihii Ugaas Xuseen Ugaas Baqow.

Ugaaska ayaa laba wiig ka hor laga kexeeyay Magaalada Boston ee carigan Maraykanka oo uu u yimid Arimo Caafimaad, dhamaan Shaqaalaha shabakadan Ceegaag ayaa tacsi tiiraanyo leh hawada u marinaya qoyska Ugaaska sidoo kale waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay  Cali Cawl Xuseen, Jamaal Xaaji Cali, Jen. Maxamed Cali Abokor, Luul Yuusf Suldaan iyo Eng. Xuseen Fiin oo dhamaantood u deceenaya ugaaska qoyskiina leh Samir iyo IIMMAANN.

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply