Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tartankii kooxaha Heeraka koobad ee Kismaayo oo la soo gaba gabeeyay (DAAWO SAWIRADA)

Magaalad Kismaayo waxaa manata lagu soo gaba gabeeyay tartankii kooxaha heerka koobaad ee magaalada Kismaayo kaasoo socday mudo dhan bil iyo bar.

Xarunta Dhalinyarada Daryeel ee xaafada callanley ee magaalada Kismayao waxaa manata abaal marino kala duwna lagu gudoonsiiyay kooxihii kaalimaha hore ka galay intii uu socday Tartanka.

Tartankan oo uu qabatay xiriirka kubada cagta Ee Goblaka Jubada Hoose ayaa gabagabaydii wxa uu koobab,bilado iyo Abaalmarino lacageed uu gudoonsiiyay Labada koox ee kala ah kooxda  kaneva oo gashay kaalinta kowaad iyo Kooxda Altuunsa oo ayadana  gashay Kaaalinata Labaad. Gudoomiyaha Xiriirka kubada caagta ee Gobalka Jubada Hoose Burhaan Kuukuuyo   Ayaa ka hadalay madasha ay xaflada ka socotay,asgoona siidoo kale bilad sharaf iyo Funaanado Gudoonsiiyaya  gudoonsiiyay  Garsoorayashii Ciyaaraha soo waday .

Daawo sawirada:

 

Ceegaag Online

Xafiiska wararka  Kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply