Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsiyaha Wiigan iyo Madasha 60ka

Wiigan waxaa umada Soomaliyeed ka baxay halyeeyo aad ugu waynaa. Wiigan waxaa geerida xaqa ahi haleeshay Gen. Maxamed  Abshir Haamaan iyo Xil. Cawad Axmed Cashara. sidoo kale waxaa argagixisada UGUS ku gumaadeen caasimada dalka, halyeeyo ay ka mid ahaayeen Xil. Madoobe Nuunoow Maxamed iyo Gen. Cabdiraxmaan Khaliif Dhicis iyo shacab Soomaaliyeed.

Waa kuwan codadkii ay qaarkamida mudanayaasha iyo marwooyinka madasha 60ku ugu tacsiyadeenayeen Marxuumiintaa qoysaskoodii iyo qaraabadoodii.

Tacsida loo dirayo  qoyskii iyo qaraabadii Xil. Cawad Axmed Cashara.

Tacsida loo dirayo  qoyskii iyo qaraabadii Xil. Madoobe Nuunoow Maxamed iyo Gen. Cabdiraxmaan Khaliif Dhicis

Tacsida loo dirayo  qoyskii iyo qaraabadii Gen. Maxamed  Abshir Haamaan

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply