Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi: Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi oo ku geeriyootay Minneapolis.


INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

”KULU NAFSIN DAA’IQATUL MOOTI”

Waxaa magaalada Minneapolis ee dalka mareykanka hada ku geeriyootay  ALLE ha u naxariistee Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi Iidle.

Hadaba Waxaa Tacsi nasoo gaadhsiiyay Dr. Cali Cawl Xuseen iyo xaaskiisa & caruurtooda, General Maxamed Cali Abokor (J.Qowle), Osman Mohamed Mohamud Shire, Abdiqafar Ali Wadaad (Xaaji), Abdifatax Aaden Isxaaq, Mohamed C/llaahi Qoorleex, Yasiin Maxamed Awalle, iyagoo tacsi u diraya Canab Xaaji Axmed iyo ubadkii ay ayeeyada u ahayd iyo dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi geerida ku timid ALLE ha u naxariistee Xaaji Kaaha Xaaji Cali Cilmi oo caawa ku geeriyootay dalka Mareykanka.

waxaanan leenahay Samir iyo Iimaan ilaahay ha idinka siiyo Marxuumadana Janadii Fardowso Alle ha kawaraabiyo. AAMIIN Aamiin. Aamiin

Sidoo kale waxaa Tacsi nasii gaadhsiiyay Jaaliyada reer Alberta ee wadanka Canada waxaan tacsi u direynaa qoyska reer Xaaji Ali Cilmi Iidle iyo eheladii ay ka baxday marxuumad Kaaha Xaaji Ali oo shalay ku geeriyootay Minneapolis, USA, waxaan Ilaahay uga baryaynaa inuu janadii ka waraabiyo, ehelkii ay ka tagtayna samir & iimaan ka siiyo.

Waxaa tacsida San diraya:

1- Ceynaashe Cabdirahman & qoyskiisa
2- Mohamud Ali Ayax & Qoyskiisa
3- Abdullahi H. Dhoble & qoyskiisa
4- Faisal Abdirahman
5- Abdi Farax Star
6- Faisal Abdi Kilin
7- Abdiweli Y. Mahir
8- Mohamed O Dabagooye
9- Buuni Muuse Ismacil

10. Saynab Abdi Kilin

11. Abdulkadir Afnugaal

12. Abdirahim M. Ismail Jiir

13. Abdirisak M. Ismail Jiir

14. Liban Hode

15. Garad Yassin

16. Faa’idAsadI.Jiir

17. Saynab Quule

18. Mohamed Cabdilaahi Qoorleex

Ilaahow marxuumada qabrigeeda waasic uga dhig.

Sidoo kale waxaa tacsi nasoo gaadhsiiyay  Abdifatax Xaaji Maxamed Yuusuf Geedeeye, Abdulkadir Kaarshe, Khaalid Saalax Lacle, Luul Ibraahim Adam, Riyaad Faarax Cali Cadmeed iyagoo tacsi gaarsiinaya dhamaan Reer Xaaji Cali Cilmi meelkasta ay joogaan iyagoo uga  tacsiyeyneyna Geerida naxdinta leh ee ku timid ALLE ha u naxariistee Marxuumad Kaaha Xaaji Cali Cilmi waxaan ilaahay uga baryanaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo inagana samir iyo iimaan inaga wadasiiyo. Aamiin.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply