Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi: kusocota qoyaskii iyo qaraabadii Maxamuud Buraale Faarax

Inaa lilaahi wa inaa lilaahi raajicuun, waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Adis-ababa..

Eng. Maxamed Buraalle Faarax {Doxarre} oo kamid ahaa golaha fulinta maamulka Khaatumo State. Eng Maxamed ayaa wuxuu ahaa buddhigaya-yaashii maamulka Khaatumo State, wuxuuna ahaa aqoon-yahan ruug cadaaya kana tirsanaa xafiiska hay,adaha qaramada midoobay ee dalka itoobiya. Sida uu Sheegay xubin ka tirsan jaaliyada Khaatumo ee wadanka itoobiya, marxuunka in shalayto lagu soo booday isla markaana la dhigay cusbitaal kuyaal magaalada Adis-Ababa,  saakana uu ku geeriyooday isla cusbataalkaas. Allah ha unaxariistee geeridan ayaa ah mid aad looga naxo, iyadoo ay geeridu xaq tahay hadana waa mid naxdin ku reebtay bulshada Khaatumo. Dhamaan Hawl-Wadeenada warbaahinta Ceegaag.com,  waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan shacabka rer Khaatumo, eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday alle ha u naxariistee Marxuun Maxamed Buraale Faarax(Doxore).

ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply