Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi ku socota reer ahmed sulub iyo dhammaan reer Aadan Ducaale

Dhammaan qoyska reer xaaji cali cilmi iidle waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday alla ha u naxariistee Yaasiin Axmed Sulub oo saaka ku geeriyooday magaalada diridhabe ee dalka itoobiya. Waxaan marxuumka ilaah uga baryaynaa in uu jannadii fardawsa geeyo qoyskii iyo carrurtiisiina samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply