Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi ka timid qoyska Reer Geedeeye oo ku socota reer Axmed Sulub.

Waxaa ku geeryooday magaalada Diri-Dawa ee dalka Ethiopia, ALLA HA U NAXARIISTEE YAASIIN AXMED SULUB.

Dhammaan qoyska reer Geedeeye oo kala jooga adduunka hareerihiisa, waxayna tacsi u dirayaan qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeryooday alla ha u naxariistee Marxuun Yasin Axmed Sulub, annagoo ilaahay ka baryayna in uu ilaahay samir iyo iimaanna inaga siiyo isagana u naxariisto.

Waxaan si gaara tacsidan ugu diraynaa guud ahaan qoyska reer Axmed Sulub iyo gaar ahaan qoysaskii iyo carruurtii Yasin Axmed Sulub ka geeryooday annagoo ka tiiraanyaysan geerida marxuunka.

WAXAANU ILAAHAY KA BARYAYNAA INUU MARXUUNKAA NAXARIISTII JANNO KA WARAABIYO , KUNA MANAYSTO DURDURADA FIRDAWSA EE ILAAHAY ADDOOMIHIISA WANAAGSAN UGU TALA GALAY. AAMIIN

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply