Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Tacsi: Aw Jaamac Cumar Ciise

INNAA LILLAAHI WAA INNAA ILEYHI RAAJICUUN.

(C) SSPEN.ORG

Waxaa magaalada Jabuuti ku geeriyooday abwaan Sheekh Jaamac Cumar Ciise. Waxa uu marxuumka ka baxay gebi ummada Soomaaliyeed. Annaga oo ka tiiraanyaysan geeridaas naxdinta leh ee marxuumka ku timid ayaan waxaan u tacsiyaynaynaa qoyskii iyo qaraabadii marxuumka. Waxaana tacsida diraya innaga oo kala ah:

Xalwo Aw Aadan Magan;
Luul Yuusuf Suldaan iyo carruurteeda;
Caasha Yuusuf Suldaan iyo carruurteeda;
Saynab Axmed Suldaan, saygeeda C/raxmaan Daahir Dirir iyo carruurtooda;
Fardowsa Axmed Suldaan, saygeeda Faysal C/laahi Warfaa iyo carruurtooda;
Sahra Axmed Suldaan iyo carruurteeda;
– Iyo dhammaan reer Suldaan Seed Cige;
Tubeec Yuusuf, xaaskiisa Xaali Muuse Ismaaciil iyo carruurtiisa;
Maxamed Muxumed Aw Xuseen, xaaskiisa iyo carruurtooda;
Maxamuud “Diyaara” Muxumed Aw Xuseen, xaaskiisa iyo carruurtooda;
Cabdi-Riigle X. Cali Cilmi, xaasaskiisa iyo carruurtooda;
Jamaal X. Cali Cilmi, xaaskiisa iyo carruurtooda;
Cabdalle Xuseen X. Cali iyo dhammaan reer Xuseen X. Cali;
– Iyo dhammaan reer Xaaji Cali Cilmi;
C/risaaq Cali Caateeye, marwadiisa Khadro Cumar Ismaaciil iyo carruurtooda;
Cali Cawl Xuseen, xaaskiisa Fatxiya Faarax Gadhwiye iyo dhammaan carruurtooda;
Maxamuud Gaas Guutaale;
C/laahi Hareeri;
Xuseen Maxamuud Jigraale;
Jaamac Ismaaciil Dhible;

Waxaan marxuumka Eebbe uga baryaynaa inuu Naxariistii Jannatul-Firdows ka waraabiyo; samir iyo iimaanna innaga siiyo. AAMIIN.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply