Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Somaalida Boston oo isku raacday Markii u horaysay in la taageero John Connolly Jagada Duqa Magaalanimo

Marwooyin iyo Mudanayaal waxaad ku casuuman tihiin xaflad is muujin ah oo jaaliyada Soomaalida Boston ku muujinayaan cududoodda iyo caddadka codkooda. Jaalayaal shirkan ayaa loogu gogol xaadhayaa sidii aynu Jaaliyad Soomaali ahaan ugu codayn lahayn Musharaxa John Connolly Doorashada Duqa magaalada Boston.
Xafladan ayaa looga gol-leeyahay in lagu soo bandhigo sababta keentay in gudi siyaasadeedka iskood isku xilqaamay Jaaliyada Soomaalidu taageeraan John Connolly una sameeyaan xafladan ay kugu casuumayaan si ay u helaan taageeradaada meelna aynu inteena badan isugu lugo duwano siyaasada doorashooyinka ee magaaladan Boston Soomaalia ahaan.



Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag