Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sii arag Goobta Salaada Ciida ee Boston, Massachusets USA(Sawiro)

Eid Mubarak

Boston Islamic Center (Masjid Al-taqwa) waxay dhamaan ugu bishaaraynaysaa Muslimiinta dagan Boston iyo hareeraheeda Ciida Wanaagsan ee SoonFur. Waxaan Allah waydiisanaynaa inuu naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd ee aynu soo gudanay Bisha Barakaysan ee Ramadan.

Ciida oo noqon karta maalinka Khamiista Aug 8 ama Jimcaha Aug 9 mikay noqotaba Waxayu markasta ku tukanaynaa Garoonka Kubada Cagta ee Roxbury YMCA ee kasoo horjeeda SAVE-A LOT-ka.

Address:

285 MLK BLVD, ROXBURY, MA02119

TAKBIIIRTA:

waxay bilaamanaysaa

7:00 am

SALAADA:

waxaa lagali doonaa

8:00 am

Boston Islamic Center would like to wish all Muslims for the completion for this holy Month of Ramadan. May Allah accept our efforts and the deeds we performed throughout the holy Month of Ramadan. Since we fast through sighting of the moon, we will also break the fast through the sighting of the new Month or completing the thirty days of the Ramadan. This could fall on either Thursday August 8 or Friday August 9, 2013.

The place of prayer is: Roxbury YMCA at 285 MLK BLVD, ROXBURY, and MA 02119 cross the SAVE-A lot.

The TABIIR will start: 7:00 AM

The prayer will start: 8:00AM

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag