Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shirka Aayaha Jubbooyinka oo maanta lagu wado in Muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo

Shirka lagu wada hadalsiinayo dadka wada degga gobollada Jubbooyinka ayaa maanta oo talaado ah waxa lagu wadaa in muqdisho lagu soo gaba-gabeeyo shirkaasi.

Qaar kamid ah ergada ka qeyb galeysa shirkaasi oo la hadlay saxafada ayaa rajo wanaagsan ka muujiyey shirkaasi inay kasoo baxaan waxyaabo ay ku qancaan dadka Jubbooyinka.

Axmed Maxamuud Maxamed ayaa sheegay inay kawada hadleen ergada sidii loogu wada noolaan lahaa nabad iyo deggenaasho natiijo wanaagsana ka filayaan in gaba-gabada shirka uu kasoo baxo.

Ceegaag Online-Kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag