Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

shir loogu gogol xaadhayay shirwaynaha Soomaalida reer Boston oo ka dhacay rugta RIAC

Waxaa habeenimadii Khamiista ee October 03, 2013 ka dhacay rugta gudiyada shir looga tashanayay sidii loo mideen lahaa cududa siyaasadeed ee jaaliyada Soomaalida Boston, shirkan ayaa waxaa kasoo qayb galay Maryan Gaas iyo Siciid Axmed oo iyagu soo abaabulay waxaa kale golaha talada ka dhax muuqday  Cabdiraxmaan Maxamuud Hiiraamoow, Mahdi Cali, Xuseen Fiin, Sahro Warfaa, Raxme Shaybe, Maxamed Shariif, Cabdiraxmaan Yuusuf iyo Boqor CaI’mbdilaahi Madeey.

Go’aanada shirkan ayaa ahaa in talada lagasoo qayb galiyo hogaamiyayaasha aan xalay fufsada u helin inay soo xaadiraan. Iyada oo shirka qaybtiisa labaad dhicidoono sabtidan 2:00PM waxaana shirkaa loo qorsheeyay inay kasoo qaybgalaan 25 hogaamiyeyaal.

Talada siyaasadeed ee Jaaliyada ayaa loo balamay in dib loogu soo celiyo shacabka iyada oo loo balamay in meel fagaara ugu yaraan sadexda qodob ee ugu daran baahiyaha jaaliyada la hordhigo musharaxa duqa magaalada ee taageerada shacabka lagu guubaabindoono.

Maalinta codaynta ee November 05, 2013.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag