Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shir jaraa’id oo uu caawa ku qabtay magaalada Laascaanood Hogaanka Siyaasada ee SSC Bashiir Xaaji Cali

Laascaanood, Sabti 02/11/2023. Shir jaraa’id oo caawa ku qabtay hogaanka SSC Khaatumo Bashiir Xaaji Cali magaalada Laascaanood ayuu kaga waramay xaalada dagaalka isaga oo sheegay inay aaminsan yihiin kuna shaqeenayaan go’aanka isimada deegaanada SSC.

Wuxuuna cadeeyay in aysan daacad ka ahayn argagixidada Somaliland xabadjoojin ay sheeteen, iyaga oo ku dhawaaqay habeenimadii xalay xabad joojin balse hiirtii waabari ee maanta dagaal sadex geesooda oo dhamaantood lagu jabiyay soo qaaday.

‘Wax wadahadala lama galano urur argagixiso ah sidaa awgeed dagaalku wuu soconayaa ilaa inta ay ka baxayaan deegaanada SSC’. Bashiir

Waxa uu yidhi.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply