Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Shiinaha oo mashruuc Camarooyinka ilaalada amaanka ku xidhidoona meelaha muhiimka ah ee dalka Jabuuti.

Dalka Shiinaha ayaa mashruuc weyn oo ilaalada kamarooyinka casriga ah ee loo adeegsado sugida amniga ka fulinaya meelaha muhiimka ah ee dalka Jamhuriyada Jabuuti.

Xaflada daahfurka mashruucan ayaa waxaa hadalo qiimo badan oo ku aadan munaasabadan kazoo jeediyay ra’iisal wasaaraha dalka Jamhuuriyada Jabuuti mudane Abdoulkader Kamil Mohamed iyo madaxa mashruucan CCTV-ga  mudane Mohamud Muhumed Aw-Hussein (Diarra). Sidoo kale waxaa xafladan ka hadlay quburo xaga amaanka ah oo ka socday dalka Shiinaha.

Xafladan ayaa kusoo gabagabowdey jawi aad u wanaagsan iyadoo ay kasoo qaybgaleen dhamaan saraakiisha ugu sarsareysa ciidamada dalka Jabuuti.

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply