Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sheekh Umal oo kashifay kana digay arrimo Soomaalia lagu burburinayo(Daawo)

 Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu waaweyn ayaa waxa uu ka hadlay khatarta ay leedahay in magac diin iyo dan qabiil umada lagu burburiyo, loona gacan geliyo dalkooda gaalo iyo Cadow.

Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa aad uga dheeraaday in qof walba oo muslin ah uu diintiisa ilaashado waxaana uu  uga digay in ay ku kadsoomaan kuwa magaca diin ku burbiriyey dalka iyo Diinta iyaga oo laayey culumadii dalka Soomaaliya kuwii ugu waaweyn.
Hadaba daawo Qudbada Sheekh oo dhiancyo badan taabaneeyso kana hadleeyso maraxalada dalka iyo xaalada siyaasadeed ee haatan taagan.

DAAWO

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag