Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Sawirada Kooxda Boston Stars oo muujiyay ciyaar wanaag balse aan soo dhaafin Sami Finelka(USY)

Kooxdan oo ah koox aad u carbisan ayna u ciyaaraan xidigyo badan oo aad laacibiin u ah ayaa soodhaafi wayday Sami Finelka koobka 1da Luuliyo ee New England arintaa oo lagu macneeyay cilad ka dhalatay wada shaqan la’aan ciyaartoyda ku timid ka dib markii ay bilaabeen inay xarfadeeyaan kubada intii ay wada xarfadayn lahaayeena kali kali u xafadeeyay taasoo keentay inuu koobkii farahooda ka baxo nala daawo Sawiradooda.

 

ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag