Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Salaada Taraaxwiixda iyo Masjidka Somalida ee Al-Taqwaa oo tujinayay Sh. Muuse Ashcari

Boston, MA. USA  July 12, 2015: Iyada oo haatan lagu jiro wadacii bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa waxaa lasoo bandhigayay sida ay dadyawga Islaamka ihi uga faa’iideesanayeen bisha barakaysan ee Ramadaan. Dadka Soomaaliyeed ayaa iyagu ah kuwa tujiya badanaa masaajidada Maraykanka hadaba nala dhagaysta masjidka Soomaalida ee Boston “Al-Taqwaa” oo sanadka tujinayay Sheekh Muuse Ashcari salaada Taraawiixda TaraawiixdaMasjidka Soomaalida Boston Al-Taqwaa By. Sheekh Muuse Ashcari

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply