Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ra’isalwasaariihii dawladii badbaado Qaran C/wali Gaas oo soo gaadhay Boston

Waxaa Caawa magaalada Boston soo gaadhay Ra’isalwasaare Cabdiwali Gaas isaga oo qudbado ka jeedin doona Jaamacada Harvard University sidoo kalena Jaaliyada reer Boston kula kulmidoona isla Jaamacada maalinta Sabtida ah. Ra’isalwasaaraha ayaa waxaa gagida diyaaradaha ee Logan Airport ku soo dhaweeyay gudiga hab maamuuska madaxda Qaranka ee ee magaalada Boston.

Daawo Sawiradii

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag