Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaarkamid ah Waxgaradka iyo Gudiiga Beesha Yaxye oo ka hadlay Dilkii Marxuun faarax Shiino oo Buuhoodle Lagu Dilay 12 Bishan kuna Xidhay Mag Tiro badan oo gaadhaysa 500 00 Halaad( Daawo Full Vido)

Qaarkamid ah Waxgaradka iyo Guddiga Beesha Yaxye oo Caawa Buuhoodle shir saxaafadeed ku Qaarkamid ah Guddiga iyo Qaarkamid ah Waxgaradka ardaaga Warsame Yaxyey ayaa ka hadlay Dilkii Marxuun faarax Shiino Sidoo Kale Waxay ka hadleen Qaabkii ay Dilkaasi 12 bishan loogu gaystay Magaalada Buuhoodle uga samri lahaayeen.


Waxgaradka Beesha yaxye ayaa Sidoo kale Waxay sheegeen inay kaga samrayaan Dilkaasi Marxuun faarax Shiino Magtiradeedu gaadhayso ugu yaraan 500 00 Halaad oo ay ka Rabaan ardaaga Marxuunkaasi ku Dilay Magaalada Buuhoodle, Warbixintaasi oo dhamaystiran Hoos ka Daawo Hadii ilaahay idmo.
Sii Dhagayso warbixinta Odoyada oo cod ah Riix Waxgaradka iyo Guddiga Beesha Yaxye oo ka Hadlay Dilkii faarax Shiino 

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag