Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaar kamid ah Madaxda Maamulaka jubba oo sheegatay in Amniga iyo Bilicda Magalda Kismaayo ay dib usoo celiyeen ( Cod & Sawiro)

Xili amniga magalda kismaayo xarunta Gobalka Jubbada Hoose oo mudooyinkan ahaa mid ka wanaagsan sidii hore islamarkaana laga dareymayo isbadalo kala duwan, ayaa taliiyaha cidamada maamulka Jubba State Gen Ismaaciil Saxardiid oo manta saxafada la hadlay ayaa waxa uu sheegayin amniga magalda uu yahay mid sugan islamarkaana la isku haleenkaro,taasina ay ku timid hawulgalada isdabajooga ah oo ay ciidamada Boolis Milataariyo ee loogu talagalay ilaalinta amniga magalada Kismaayo.

Sidoo kale ku simaha Madaxweynha  Maamulka Jubba Macalin Max’ed  Ibraahim oo isna lahadlay saxafada ayaa sheegay dayac tir uu maamulka ku sameyay qaar kamid ah xarumaha dowlada sida xarunta Madaxtooyada, Saldhiga Booliska iyo xaruma kale oo auy hada ka socdaan hawlo dayactir ah.

HALKAN KA DHAGEYSO

Hadalkan masuuliyiinta ka tirsan maamulka Jubba ayaa waxa uu ku soo begmay xili ay magalada kismaayo  ka socdaan hawlo dhinacyo badan iskugu jira ku was oo looga gonleyahay amniga guud ee magalada iyo soocelinta bilacda magalda Kismaayo.

Ceegaag Online-Kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag