Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Qaar ka mid ahaa cidamadii maamulka Jubbland ee lagu dabiibayay magalda Galkacyo ayaa manta kismaayo soo garay. ( Filo-SAWIRO)

Qaar ka mid ah ciidankii ku dhaawacmay dagaaladii Kismaayo ee lagu soo dawayey cisbitaalada Gaalkacyo ayaa maantay  soo gaaray  xarunta Maamulka Jubaland ee Kismaayo kadib markay bogsoodayn.

 

Madaxda maamulka jubbaland iyo qaar kamid ah saraakiisha ciidammada ayaa ku soo dhowayey  karoonka diyaaradaha,

waxaa halkaasi ka hadkaya madxweyne Axmed Max’ed Islaam  xaalka markii hore ay dhawacyada ku suganayeen iyo hada sida ay u cafi maad qabaan, sidoo kale waxa uu mahadcelin u soo jeediyay Dowlada Puntland iyo maamulka Gobalka mudug gaaar ahaan shacabka ku dhaqan magalada Galkacyo.

HALKAN KA DHAGEYSO

 

Bishii hore ayay ahayd markii magaalada Gaalkacyo la  gaarsiiya in ka badan 50 dhaawacyadii maamulka Jubbaland ee dagaalka ay wada galeen isagana soo horjeedeen ciidankii daacadda u ahaa Col. Barre Aaden Shire (Hiiraale).

 

Kismayo Somalia

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag