Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

OGAYSIIS: Waxaan ugubishaaraynaynaa bulshawaynta Somaliyeed ee kunool Boston iyo nawaaxigeeda in Boston Islamic Center/ MasidAltaqwa uu sanadkaan qaban doono Mu’tamarkii dhalinyarada

Waxaan ugubishaaraynaynaa bulshawaynta Somaliyeed ee kunool  Boston iyo nawaaxigeeda in Boston Islamic Center/ MasidAltaqwa uu sanadkaan qaban doono  Mu’tamarkii dhalinyarada kaa soo sanadwalba laqabjiray balsa aanlaqaban sandkii la soo dhaafay.

Mu’tamarka ayaa waxaa  uu dhicidoonaa Bishan December 22-23, 2012, waana labo maalmood oo ah Sabti iyo Axad.

Mutamarka ayaa waxa uu yeelan doonaa sidii aad horayba uga barateen Barnaamijyo iskugujira Muxaadaroyin Afsomaliya iyo English ah.  Bandhig Quraanka Kariimka ah.  Su’aalo iyo Jawaabo, workshops loogu tala galay dhalinyarada-gabdho iyo wiilalba.  Iyo Barnaamijgaar ah oo loogu talagalay bulshada Somaliyeed ee ku nool magaalada Boston iyo nawaaxigeeda.

Mutamarka waxaanagala sooqaybgalidoona Culimo waaweyn oo Somali iyo Ajaanib iskugu jirta.  Waxaanakamid ah Sh. Abdirahman Sh. Cumaroo ah Gudoomiyaha Golaha Iskutaga imaamyada ee Waqooyi  America, Sh. Adam sh. Abdullahi oo isna ah Imaamka Masjidka weyn ee Magaalada Columbus, OH,  Masjid Ibni Teymiya iyo Sidoo kale Sh. Abdulbary Yahya oo ah Imaamka Masjidka Jaamiul Muslimeen Magaalada Seattle, WA, waxaa sidoo kale imaandoona Culimo badan oo gadaal laga soo sheegi doono hadii  ALLE yiraahdo.

Labadii Mutamar ee lasoo dhaafay waxaa lagu qabatay Masjidkawayn/ISBCC balse sanadkaan waanka duwanyahay meeshalagu qabanyo. Waxaa lagu qaban  doonaa Xarunta loo yaqaan Boys and Girls Club oo ku  taalla 115 Warren St, Roxbury, MA 02119.

Hadaba Nafteena iyo Ehelkeenaba aan u faa’idayno annagoo   ka wada fa’idaysanayna Kulankaan aadka muhiimka u ah iyo culimada Safarka noosoo gashay si ay noogufaa’ideeyaan.

 

2012 Boston Islamic Center Mutamar

Taariikhda:

Dec 22-23, 2012 | 2:00pm to 10:00pm

Goobta:

Boys and Girls Club: 115 Warren St, Roxbury MA 02119

 

CinwaankaMutamarka:

“Qofkiirabalakulanka ALLAH, hasameeyoAcmaalwanaagsan”

 

Wixii warbixindheeraad ah nagalasooxiriir

617-522-1881 ama 857-204-3359

 

Sidoo kale waxaadnagalasoconkartaa FACEBOOK adigoo “LIKE” garaynayaboga masjid ee Boston Islamic Center ama  Twitter-kaoo ah @BICMASJID

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag