Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Ogaysiis: Soomaali Wiiga reer Boston oo lagu gunaanadi doono Hodheelka Canshuur Axada June 30, 2013

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan Jaaliyada inay jiri doondo wada tashiyo talo soo jeedin ah oo lagu gunaanadi doono Soomaali Wiiga reer Boston oo ay magaalada ka qabanayaan uru dhalin yareedka United Somali Youth,  wadatashigan ayaa waxaa goob joog ka ahaan doona dhamaan warbaahinta Soomaalida ee magaaladan oo uu ugu horeeyo SOMSAT.TV iyo Ceegaag.com.

Wada tashigan ayaa ka dhici doona Hodheelka Cabshuur saacada 9:30 PM axada June 30,  ilaa 12:30 Am kowda July .

Iyada oo ay kasoo qaybgalidoonaan kana taariikhayndoonaan dad iyagu usoo taagnaa maalmahaa 26ka june iyo 1da Luuliyo 1960gii iyo 27 June 1977.

Waxaa kale oo talooyin loo jeedin doonaa hadii ALLE idmo Dawlada Dhexe ee dalka iyo Maamulgoboleedada siiba maamulka maamulada ee Jubaland State Of Somalia.

Gabygii Cabdulaahi Suladaan Timacade ee Dugsi malaha QABYAALADI waxay dumiso mooyaane

iyo Gabaygii Calankaeena ee Kana Siib kana Saar

Ceegaag.com

 

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag