Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Odayaasha iyo wax garadka ka soo jeeda gobalada Jubbooyinka iyo Gado oo dhaliilo u soo jeediyay DF Somaliya “waxaan diyaarinay Gogashiii wadahadalka Dowlada Dhexe iyo Maamulk KMG ee Jubba” ( COD & SAWIRO)

Magaalada kismaayo ee xarunta maamulka KMG ee Jubba waxaa ka so conaya kulamo gaar gaar ah oo  ay yeelanayaan Odayaasha dhaqanka iyo wax-Garadka ka soo jeeda Gobalada Jubbooyinka iyo Gado.

Kulamadan ayaa ku soo beegmaya xili ay soo dhawaatay wadahadaladii u socday Dowlada Dhexe ee Soomaamlia iyo Maamulka KMG ee Jubba.

Odayaasha ayaa waxa ay ku doodayaan in uu shirka wajigiisii labaad ee lagu waday in uu ka dhaco magalada Kismaayo sida uu qorayo hishiiskii dhawaan lagu kala saxiixday magaalo madaxda dalka Itoobiya.

Waxaa halakaasi saxaafada kula hadlay Ugaas Cumar Xiirey “waxaan diyaarinay Gogashiii wadahadalka Dowlada Dhexe iyo Maamulk KMG ee Jubba” ayuu yiri ugaaska.

HALKAN KA DHAGEYSO

Sikastaba, dhanka kale xiligii uu sheegay Re’isal was are Saacid ayaa xiligiisa ka dhimanyahay mudo labo cisha ah oo ay tahay bishan aan ku jirno shanteeda in shirka wajigiisii labaad uu ka dhaco caasimada dalka ee Muqdisho.

DAAWO SAWARIDA:

Ceegaag Online-Kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag