Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Nelson Mandela (Madiba) oo geeriyoodey.

Hogaamiyihii ugu horeeyay ee madow oo dalka Koonfur Afrika Madaxweyne ka noqda Nelson Mandela oo lagu naaneesi jiray (Madiba) ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Geerida Mandela ayaa waxaa shaaciyay Jacob Zuma Madaxweynaha Dowladda Koonfur Afrika, oo ka hadlay telefishinka Qaranka ee dalkaasi.

Nelson Mandela waxa uu ka mid ahaa hoggaamiayaasha caalamka ee aadka loo tixgaliyo ama loo xurmeeyo, kaasi oo hoggaamiyay halgankii lagu beddelay nidaamkii midab-kala sooca ee koonfur Afrikauna badalay mid jinsiyado kala duwan oo dimuqraadi ah.

Mandela ayaa 27 sano ku xirnaa jasiirada Robben Island ee dalkaasi, isagoo markii uu xabsiga kasoo baxay noqdey Madaxweynihii ugu horreeyay ee dalka Koonfur Afrika loo doorto sanadkii 19994..

www.ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

One Response to Nelson Mandela (Madiba) oo geeriyoodey.