Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musharax Madaxwayne JFS Bashiir Xaaji Cali oo bilaabay qaabilaada Bulshada Rayidka ah ee Caasimada

Muqdisho. Khamiis 02-24-2022, Iyada oo lagu gudo jiro doorashada aqalka hoose ee Soomaaliya ayaa hadana musharixiintu wadaan dadaalo ay ku hananayaan taageerada bulshada rayidka ah in kasta oo aysan wax ba doorananayn balse waa laga mamaarmaan inay helaan muhiimada ay u leeyihiin dawladnimada Soomaaliya.

Musharax Bashiir Xaaji Cali ayaa baryahan waday la kulanka bulshada rayidka ahee ku dhaqan caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho waatan sawiro ah bulshadii rayidka ahayd ee uula kulmay maanta.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply