Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musharax Madaxwayne Bashiir Xaaji Cali oo ku dhaliilay Dawlada iyo Dawlad goboleeda qabasho la’aanta doorashada dalka

Musharax madaxwayne Bashiir Xaji Cali(Jamaal) ayaa sheegay in ay biyo kama dhibcaan tahay in dalka doorasha laga qabto sida ugu dhaqsaha badan si ayna uga faa’ideesan kuwa fadqaladaha la damacsan dawladnimada Soomaaliya.

Bashiir ayaanu wax ka waydiinay caqabadaha hor taagan in doorasho la qabto, faraqa siyaasadeed ee u dhexeeya dawlada dhexe iyo laba gobol oo ka mida dawlad goboleedada dawlada dhexe.

Waxaa kale oo aan wax ka waydiinay warar laysla dhexmarayo baraha bulshada oo sheegaya in dawladu doonaso inay wakhti kororsato si ay dalka u gaadhsiiso doorasho halqof iyo hal cod ah.

Waxaa kale oo aan wax ka waydiinay dhaawaca siyaasadeed ee ay keentay soo dhexgalka beesha caalamka arimaha gudaha ee dalka Soomaaliya.

Nala Daawo Waraysiga

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply