Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Musharax Bashiir Xaaji Cali Jamaal oo qaatay shahaadada Musharxnimo Madaxwayne ee Jamhuuriyada F. Soomaaliya

Iyada oo ay bilaabantay isdiiwaan galinta musharixiinta u tartamaya jagada madaxwqayne nimo ee Soomaaliya ayaa waxaa maanta shahaadada musraxnimo musharixiintii qaatay ka mid ahaa musharaxa la filayo inuu badalo Madaxwayne Farmaajo, Bashiir Xaaji Cali Jamaal.

Musharax oo lahadla dadka Soomaaliyeed ayaa waxaa hadaladiisii kamid ahaa.

Qoraal uu soo dhigay barahiisa Social Mediayahana waxa uu u qornaa sidatan.’

Waxaan maanta isku diiwaan galiyay si rasmi ah musharraxnimada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.Waxaan u mahad celinayaa guddiga doorashooyinka labada Aqal ee Baarlamaanka Jumhuriyadda Federaalka Soomaaliya oo si habsami ah u wada howsha doorashada. Waxay noqon doontaa May15, 2022, maalin taariikhi ah oo BJFS ay go’aan ka gaadhidoonaan masiirka ummadda Soomaaliyeed, waxaanan rajeynaynaa in ay u hiilin doonaan dadkooda, dalkooda iyo diintooda. ‘

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply