Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Munaasabada lagu xusayo Maalintii Ciideena laga taagay Calankeena oo ka dhacday Boston

Dadwaynaha Soomaaliyeed reer Boston ayaa si’aada ugu dabaaldegay maalinta Soomaalida qaarkeed ka hoos baxeen Gumaystayaaashii, Xafladan oo ahayd mid aad loo soo agaasimay ayaa waxa u dheeraa Soomaalida sanadkan oo Calankeena Ugu quruxda badan calamada Aduunka laga taagay guriga Dawlada  Hoose ee afka qalaad lagu yidhaahdo City Hall magaalda Boston.

Xafladan ayaa waxay u dhacday sidatan iyada oo lasoo bandhigay suugaantii ugu qiiraha badnayd iyo hadaladii ugu qiirada badnayd.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply