Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Max’ud Cabdi Sheekh: (Ciidamada Dowlda ayaan ka mid nahay shabbaabna waan wada joognaa..!!!!)

 Maxamuud cabdi sheekh oo ah Gudoomiyaha Garsoor heer Gobol islamar kaana ka mid ahaa Saraakiishii ciidamada laga qaday goroonka Aadan cade ee magalada Muqdish sanad ku markuu ahaa 2009 Bishii sideedaad loogu qaaday tababar dalka Kenya kadib waxa uu kamid ahaa Curiayaashii ciidamka oo lagaeyay mayaami ilaa iyo siyeelow.

Shir jaraa’id uu ku qabatay Gudoomiyaha xafiis kiisa,Wax yaabaha uu ka hadlay waxaa kamid ahaa in aay dagaal dheer u soo galeen xoreenta goobo kamid ah Gobalada Jubboyinka ayaga iyo ciidamada militariga Kenya ee hada kamid noqday howlgalka ciidamada AMISOM,

Sidoo kale Gudoomiyaha Garsoorka waxa uu ugu baaqay dhamaan shacabkii magalada ka cararay maalmihii aay dagaalda ka socdeen magalda Kismaayo in aay dib ugu soo laabtaan mgaldooda,

HALKAN KA DHAGEESO  Maxud cabdi sheekh

Ugu danbeentii waxa uu intaa ku daray in nabda lagawada sheeqo meelkastoo la joogo “Dowladana waxaan karabnaa hadii aan shabbaab aan kamid nahay waa in loo sheegaa shacabka soomaaliyeed hadaad idinka kamid tihiin waa in lacadeeyaa” ayuu yiri Max’ud C/ sheek Gudoomiyaha Garsoorka Gobalada Jubboyinka.

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag