Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Masuuliyiinta Gobolka Sanaag ee Khaatumo oo ugu baaqay reer Taleex inay ku dhicin dabinka loo qoolayo ee dhiig iska daadinta ah

Daawo: Warsaxaafadeed ay si wada jir ah u soo saareen Xildhibaadanada Khaatumo ee gobolka Sanaad Siyaasiyiin iyo Bulshada Rayidka ah sida Odoyada Haweenka iyo Dhalinta ayay ugu baaqeen Jilibada Nuur Axmed ee colaada Ugubkaah lagaga dhex hurinayo Caasimada kumeel gaadhkaah ee Khaatumo. Masuuliyiintan ayaa ugu baaqay reer Taleex inay sugaan inta Gurmadka Dhexdhexaadinaya Kasoo gaadhayo.

Dhinaca kale Masuuliyiintan oo baaqa kasoo saaray magaalada Ceerigaabo ayaa ugu baaqay dadka Soomaalida ah ee wada degan Sanaag inay nabada adkaystaan dhinaca kalena ugu baaqay reer Khaatumo inay u midoobaan lasoo noqoshada Gacan ku haynta magaalada Laascaanood,

Daawo Baaqa

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply