Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mashruuca Lagu tabaabarayo Beeralayda oo Ceegaag laga hirgaliyay

Waxaa Magaalada Ceegaag Laga hirgaliyay Mashruuc dadka deegaanka ee daneenaya inay gaadhaan isku filnaasho xaga nolasha ah loogu tababaryo sidii iyo habkii ay wax u beeran lahaayeen iyo waliba waxa ay beeran lahaayeen ee sida sahalka uga baxaya deegaanka Ceegaag. Tababarkan ayaa waxaa bixinaya Cabdixakiin Cali Abokor oo isagu mudo tdobasano ah wax ka beeranayay deegaanka. sibuuxda u qoray waxa ka bixi kara deegaanka oo durbadiiba lacad cadaana u noqonkara hadba cidii doonasa inay ka kaaftoonto dhaqashada xoolaha iyo dawarsiga qaraabada dibada ku bayhoofasa.

Hadaba Kalaxidhiidh Cabdixakiin Cali Abokor ciwaankiisan hadii aad ku sugan tahay mandaqadaa deegaanka Ceegaag iyo Nawaaxigeeda.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

One Response to Mashruuca Lagu tabaabarayo Beeralayda oo Ceegaag laga hirgaliyay