Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Mashruuca dhaqaale u ururinta Jaamacada Bariga Afrika farceeda Buuhoodle

Waxaa magaalada Boston ee carigan Maraykanka yimid masuul ka tirsan Jaamacada Bariga Afrika Jaamac Xasan (Jaamac Soomaali) kasoo dhaqaale u doonaya dhisme ay jaamacadu ku kordhinaso faraceeda magaalada Buuhoodle. Hadaba Masuulkan Jaamac Soomaali oo aan la kulanay ayaanu waydiinay dhaqaalaha ay jaamacadu u baahan tahay waxaana warbixintiisii u dhacday sida tan.

Waxaan shacabka reer Boston iyo waliba jaaliyadaha kale ee uu Jaamac Soomaali booqandoono ‘Ilaahay Idinkii’ si uu dhaqaalaha Jaamacada ku dhisankarto qaybtan cusub oo uu sida uu sheegay dhan aduun ah $300,000 laga codsanayaa inay is garab taagaan mashruucaa Khayriga ah ee dadkaaga anfacaya adigana wixii aad ku bixiso aad ku faa’iidi doonto aduun iyo Aakhiraba.

Eng.Xuseen Fiin

Boston

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply