Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxweynaha maamulka Juba Axmed Madowbe iyo qaar kamida Beelaha Daga Jubooyinka oo kulan uga socda Muqdisho

Waxaa saaka Hoteelka madaxweynaha maamulka Juba uu ka daganyahay magaalada Muqdisho ka furmay kulamo u dhaxeeyay madaxweynaha iyo qaar kamida beelaha wax ka daga gobolada Jubooyinka iyo Gedo.
Waxaa hada soo gabagaboobay kulan madaxweynuhu uu la yeeshay Beesha Gaaljacel iyo Sheekhaash oo mid kasta uu gooni u arkaya.
Beesha Mareexaan ayaa iyadu iskhilaaftay sidaa darteedna maysan imaanin kulanka.
Hada waxaa xiga labada beelood ee fulay Beesha Biyamaal oo goor dhow la shiri doonta madaxweynaha maamulka Juba Sheekh Axmed Madoobe.
Wixii war ah oo kasoo kordha kulamdan ka socda Muqdisho kala soco wararkaanaga danbe hadii Alle idmo.
Ceegaag Online-Kismaayo

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag