Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwaynihii Hore ee Maamulka Khaatumo ‘Indhosheel’ oo soo gaadhay Boston

Madaxwaynahii Maamulka Khaatumo oo baryahan booqsho shaqo ku marayay Gobolda wadankan Maraykanka ayaa Caawa Fiidkii Soo Gaadhay Gagida Dayuuradaha ee Logan Airport. Madaxwaynaha ayaa Kulamo Gaargaar ah la yeelan doona Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolkan Massachusetts iyo nawaaxigiisa. Madaxwaynaha ayaa la filayaa inuu kulan gaara oo ka horayndoona kan Jaaliyada Soomaalida lagalo Shacabka reer Khaatumood Jimcahan si uu ugala hadlo dano khuseeya deegaanada Khaatumo Haatan.

Dhinaca kale madaxwaynaha ayaa lakulmi doona Jaaliyada Soomaalidamaalinta Axada oo Xaflad soodhawayn ahi kadhici doonta Holiday Inn ka ku yaalaa Xaafada Brookline. Iyada oo uu kulamo gaar gaar ah la qaadan doona waxgaradka iyo masuuliyiinta magaalada.

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag

Leave a Reply