Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Madaxwayne Xasan Sheekh oo Marka kula kulmaya Maamulka Shabeelada Hoose ee dadwaynaha reer Marka

Wararka nagasoo gaadhaya xarunta Gobolka Shabeelada Hoose ee Marka yaa sheegaya in uu maanta gaadhay Madaxwayne Xasan Sheekh deegaanadaa. sidoo kale waxaa soconaya shirar uu madaxwaynuhu la qaadanayo maamulka gobolka iyo waxgaradka deegaankaa. warar qaar ay sheeganayaa Argagixosada Shabaab ayaa lagu sheegayaa in ay weerar fulaynimo ah ku qaadeen Madaxwaynaha oo ay galbinayeen Ciidamda Qalabka sida iyo kuwa nabad ilaalinta ee Afrikaanka.

Jawiga magaalada Marka ayaa degan waxaana socda damaashaadyadii lagu soo dhaweenayay madaxwayne Xasan Sheekh..

Ceegaag.com

Wakhtiyada Salaada

 
     
Prayer Times For 6 Million Cities Worldwide
 Country:  
 

Soomaali Halaysla Doono-Saado Cali

ceegaag